Wasiirka Beeraha Oo U Jawaabay Xildhibaano Beeshiisa Ah Oo Shaaciyay In Gobolkoodu Aanu Ka Qayb-galay Doorashada Soo Socota

0
305

July 15 2018 (BRA-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed ayaa waxa uu u jawaabay xildhibaano ka soo jeeda gobolka Awdal oo shaaciyay in aanay ka qayb-gali doonin doorashada soo socota haddii wax laga bedeli waayo saami-qaybsiga.

Dhan kale wasiirka Axmed Muumin Seed ayaa waxa uu beeniyay warqad la sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay golaha wakiillada, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here