Mucaaridka Jabuuti Oo Walaac Ka Muujiyay Heshiiska Dhex-Maray Itoobiya Iyo Eritrea + Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Dalkeeda

0
461

July 14 2018 (BRA-Jabuuti)-Ka dib markii madaxweynaha Eritrea Isias Afawerqi uu booqasho shalay ku tagay magaaladda Addis Ababa ee xaruunta dalka Ethiopia, ayaa qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka Jabuuti oo ay deris yihiin labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea waxay walaac ka muujiyeen heshiiska labada dal iyo saamaynta uu ku yeelan karo xurgufta u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea, Halkan hoose kaga boggo warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here