Shirkii Baarlamaanka Khaatumo La Soo Gabagabeeyay Qodobo Xasaasi Ah Oo Laga Soo Saaray + Cali Khaliif Oo La Garnaqsaday Beesha Caalamka, Somaliland Iyo Soomaaliya

0
656

July 14 2018 (BRA-Laascaanood)-Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal dhammaystiran oo ku Saabsan Baarlamaanka Khaatumo oo maanta soo saaray qodoba xasaasi ah, Khadbud dheer oo uu Dr. Cali Khaliif kul garnaqsadey una direy Beesha Caalamka Somaliland, Soomaaliya iyo Puntland

Qodobadii uu kaga hadlay Khudbadiisa ay ka mid tahay, wada-hadaladii u dhexeeyay Somaliland oo khatar ku sugan iyo arrimo kale oo xiiso badan, Halkan hoose ka DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here