“Madaxweyne Golihii Wakiillada Waxa Aad Ka Dhigtay Golle Isaaq…” Xildhibaan Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Madaxweyne Biixi

0
845

July 14 2018 (BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid xildhibaannada golaha wakiillada ee laga soo doorto gobolka Awdal ayaa eedaymo culus u soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here