Daawo:- Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaal Hargeysa Iyo Taliyaha Dabdamiska Oo Ka Hadlay

0
527

July 6 2018 (BRA-Hargeysa)-  Taliyaha ciidamada dabdamika maagalada Hargeysa sareeyo guutto Axmed Maxamed Sawaaxili ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dab ka kacay suuq ku yaala magaalada Hargeysa.

Sawaaxilli waxa uu sheegay in dabkani oo ka kacay suuq lo yaqanaano Motherland ay si deg deg ah ugu soo gurmadeen ciidamda dabdemiska magaalada Hargeysa. Taliyaha ayaa intaasi ku daray in dabkani uu sababay shoodh ka kacay laydhka ku jira guryaha uu suuqani ka kooban yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here