Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shir Caalami Ah Kaga Qayb-Galay Magaalada Geneva

0
731

June 26 2018 (BRA-Geneva)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Geneva ee dalka Swizerland kaga qayb-galay shirka sannadlaha ah ee xisbiyada Socialist International ee caalamiga ah.

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people and people sitting

Faysal Cali Waraabe waxaa uu shirkaasi ku qaybiyay Buug sharxaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland.

Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here