Kooxda Real Madrid Oo Markii Saddexaad Iska Xaadirisay Final Champion-ka

0
382

Kooxda cad-cadka Spain ee Real Madrid ayaa xalay iska xaadirisay Finaalka Champion-ka kadib markii ay 4-3 ugu awood sheegatay kooxda Jarmalka ka dhisan ee Bayern  Munich.

Madrid ayaa hadda taagan Finalka Koobkan iyada oo sugeeyso kooxda soo baxdo Roma ama Liverpool.

Kooxda uu leeyliyo Zidaani ayaa sanadkii 3-aad oo xidhiidhi  ah u soo baxeeyso Finalka Koobkan iyada oo ku guuleeystay Labadii sano ee la soo dhaafay.

Real ayaa 12-sano ku guuleeystay Koobkaan iyada oo hadda rajeeyneeyso in ay kii 13-aad hadda ku guuleeysato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here