Dadkii Mushkilad Ayaa Haysata Oo Marka Magacaabis La Sameeyaba Waa Lay Soo Wacayaa…W/Q Maxamed Cabdikariin Xirsi

0
87

Marka magacaabis lasoo sheego dawladaba,, Qaar baa isoo wacaaya , Muse Macalin kiisii ayaad aheeyd, weliba xildhibaankii iska Soo sharaxay xisbigisa xiligii laga yaacayeey

oodweyne, tol iyo asxaab badan baad u wayday dartii, oo cirro kamidyahay ood kahiilisey, xataa gurigaagii qudhacdheer ayaad xarun ugadhigtay xiligii campaignka,markii Gurigii inadeerkaa ee laga kireeyey xisbiga wadani Reerkii guriga lahaa kulmiye kasaara yidhee labalaab jiradii siiyeey. difaaciisaad ku daashey, miyuu xila kuu quudhi waayeey, xattaa kuxigeen. Tacab khasaare, waar muuse imisan ku laheeyh wacad malee waddani iyo tolkaa Soo raac,Aqoonyahan qaaliyaad aheed, wax kaguro,saaka ,kuwii aan xarafna u qorin difaacisa ee weliba wadani reerkiina ayuu kaa horeeysiiyeey, halkaa adaa isdhigey, iyo muuse hoostiisa kkkkk.maleyn meeysid waxay dhuraan,kkkkkkkkkkkkkkkkkk, way ugu daalee, waxay yidhi ” alla illahay iyo cambaro madaw kala war la aa””.

Waxaan ugu jawaabo mataqaan?, kkk ismaba dhibee, very simple,

Saxiib aqaanyahan. qaran baan ahee siyaasi ma ahi,waa koowdheh.

Muse waa ardaygaygii ,waanan iska sharaxay xisbigiisa kulmiye, waxaase kaa qaaldan, qarankan muuse Hortiiba macalin jamacadeedban ahaa, iyo maamulkii saree jamacada hargeisa, marna may dhicin inaan mansab siyaasiya Soo dalbado, waayo maaha shaqo aan jeclaa?

umaan gelin xisbiga Xil aad fuushid, asalkeedaba waan kala xanaaqnaa xilalka danta guud ama siyaasada ,waayo wakhti xaadirkan dadkeeni si xunbeey ufahmeen xilkii qaaran iyo wax ay xaafadoodu leedahay oo lagu xooleeyo reeraha,iyo asxaabta, waxna laga dhisto.

marhadii xaalku saasyahay,aniga iyo Xil xad nagama dhexeeyo. Siiba ka loo dagaalamo ee xoolo iyo lacago odayaal iyo wasdo lagu baxsho.

Haddaa maxaad ugashay? Waxaan ugalay inaan mabda iyo siyaasad aan aaminsanaa in kulmiye iyo muuseba markale chance lasiiyo, xisbigii wadani wakhtal xaaligan umaan arkeeyn, mid laysku haleeyn karo. Waa aragti shakhsiya,

Arinkaasna illahay dambidhaaafbaan kadalbayaa, hadaan wax cid ugalajeeday ,igamuu aheeyne cid waxyeel, way dhacdey oo dhamaatay taasina ,

mar hadii madaxweynii aan doorbiday Soo baxay waa illahay mahadii iyo waafajin illah., maanta waxaan aaminsanay inuu wadanka waxbadan muuse kabadali karo,waana aragti dadbaadani illa qabaan, qaarkalena igu khilaafsanyiin ,iyagoo aaminsan inaanu waxba Soo kordhineeyn, waxaan qabaa inaan isna fikirkana kusaxsanaan doono insha allah.

Malintaan lahaa wuu Soo baxayaa ,kulmiye dadbadanii waxay lahayeen Aqoonyahan hays ceebeyne,xisbiga rajada dadka Soo raac,iyo halku tolkaa ubadanyeey,kkkkk wayse
noqon weydey toodi, ma araakteen inaan a
Aqoontayda qimaynteedu sahlaneeyn.

Maantana mar labaad waxaan, leeyah oo aaminsanay dawlada maantu ,dhawaanbaa LA arkiye, inay tahay tii cadaalaada iyo sinaanta qaranka.

Weli may cagaaba dhiganoo cawaaba badhasaabyadii qaar socdeen. Waloo xaaladuu yar kacsanyeed meela qaar ,
Hadana ,wayska caga dhigan. Wadankuna wuu hagaagi,

xilku maaha xoog ee waa xushmo iyo aqoon xulasho, hadii layskwaayohmeeyo waa sharaf, lakiin iscimaaamad iyo dhabarxambaar karaamo maleh.

micnaheedu maaha waa lays iloobee, iyoba waa xisaabkale iyo xisaabin xilkasnimada iyo sabirka iyo dulqaadka Xildhibaanimo, iyo masuul Qaran

Hadii la. Iigarto ,waa markii uhoreeyaan umadaan Xil uqaado,ilaahbaan asturaad ka dalbii
hadii lay xusuusan waayo oo xaaladuu adkaato saamixiwaydo ,

ardaygeyga anaa soo saaro intaasa sharaf iigu filen,waan iska shaqaysan jiray ,oo 18 sanno qalinkaygaan maalayoo , qurbaajoog ma ihi, waanan aqaana sida qaran waxloogu qabto, marna ma hawl laanayoo kaalmo badan waan buuxin insha allah.qarankan. dhawaan.

Marlay waan ogoo ragbadan kama ahaa waraaysigu lexe jeclo waraaysi, ee waa ku mabsuud ,iyo jeesjees, madaamoo aan kulmiye karaacay, inay jid dheer iyo mid gaabanba umareen inaanan xila layraacin oo awoodii kulmiye ku guulaysan iyagoo kabaqaaya inaan ka horjoogsado ,mashruucooda dad nacaybka iyo Mixnada umada walaalaha ah ladhexdhigaayo,

Waxaa xata laysheegay inay qaar ilaa muuse socdeen iyagoo isleh sii kala fogeeya. Waa laysoo hadal qaaday Madaxtooyada, weliba comment qalaada loo sheegay, who care.

Waxaanayse ogeeyn inaan madax bannaanida ka jecelahaay igu sawirta, warkeygunaba aheen mashruuc hel ama mansabe kaweynyahay hankaaygu meshay isha ku hayaan, waana illahay mahadii,

wuxuu illah illadamceyna cidi igama hor istaagi karto ee haygu habsaamine , qarankana hadimada kala hadha ilmaadeerayaal . r

Risiqaagu wuxuu kasoo talaaabsanayaa khalaa iqdoo dhan waxaanu usho olali xagaaga.ee haka degdegin,waa sida rasuulku ino sheegay scw. Markaa ilmaadeerayaal telefoonka igadaaya kheyr baan inoo wada rajeyneyaye,Kkkkkkk

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here