Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Go’aamo Ay Sheegtay Inay Wax Kaga Qabanayso Sicir-bararka.

0
65

(BRA-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland soo saartay go’aamo ay sheegtay inay ku xakamaynayso sicir-bararka, waxaana ay go’aamadani u badan yihiin kuwo xukuumaddii hore ku fashilantay inay wax kaga qabato sicirka iyo sarrifka sii kordhaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here