Xoghaya Dawladda Hoose Oo Soo Bandhigay Waxqabad Uu Sheegay Inuu Qabsoomay Mudadii Uu Joogay.

0
127

(BRA-Hargeysa)-Xoghaya dawladda Hoose Cali Xasan Cawaale ayaa ka hadlay qodobo uu sheegay inay u qabsoomeen sannadkii u dambeeyey, waxaana uu sheegay in sannadkii uu joogay uu waxqabadka dawladda hoose kor u kacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here