(BRA-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo hortegay golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay inay xidheen magafayaal dhallinyarada ka tahriibin jiray dalka, waxaana uu sidoo kale ka hadlay arrimaha la xidhiidha colaadda Ceel-afweyn oo uu sheegay in dadka dhaawaca ahi marka ay soo kacaan la xabsiga loo taxaabi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here