War Hooy Somaliland Waxay U Baahi Qabtaa Sinaan Iyo Cadaalad

0
52

Dadyowga taariikhda iyo falsafadaha aad ugu dheereeya, waxa ay ogyihiin in cadaalada iyo sinaantu ay tahay, ta qofka laftiisa gaarsiisa meesha sare.

Dadka wax abla ableeya waxna baadhaa in badan oo ka mida waxay qalinka kuugu duugi doonaan in sinaanta iyo cadaaladu ay tahay ta iska Laftiisa badbaadinasa.

Haddad baadho xasaradaha iyo mashaakiilsadka  ka socda aduunyada waxaad ogaan doontaa in aba furkeedu  tahay cadaalada oon LA hagaajin

In badan oo diinta wax ka taqaanaana waxa ay ku amaani si runana kuugu  sheeki ayaamihii cumar ibnu cabdicasiis Inay yeyda iyo adhiga kuwada daaqi jireen duurka.

Waxa kaloo aad loo amaanaa hogaamiyihii qaarad LA moodka india ee jalalidin AL akbar oo dadkiisa cadaalad ula yimid.

Somaliland in badan waxay u baahi qabtaa cadaalada iyo sinaanta waar hoy cadaalada hagaajiya taariikhda wax ka Barta.

Hamse riraash

hamseriraash@hotmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here