Sixir Bararka Waxa Sababay..W/Q Garyaqaan Ayaanle Xaliye

0
70

Ethoipia oo Sanadkii ugu Dambeeyey tidhi Qaadkayaga Waxaan Dollar ahayn idinkaga Iibin mayno ” lkn yaa diidi kara !!

“Cudurka kaagala Fardaa hadii laga Gubo Dameer Dawada lama gaadhayee”

Habeen kasta ganacsatada Qaadku waxay Suuqyada Soomaliland soo Galiyaan Malaayin shiling ka Soomaliland ah iyaga oo doonaya sarif dollar ah oo ay ku badeshaan Cash kooda si ay taasi u helaana waa in ay ku bedshaan Sixirkasta oo loogu badelaayo si ay Dollar u helaan taasina waxay keentay in dollar kii Yaraado oo ku shubmo Account yada ganacsatada Ethiopia ee Qaadka inoo keena,
Marka lacagta dollar ka la waayo waxa hubaal qaali noqoNya lacagaha la siisto maciishada oo dadkeenu shiling ka Soomaliland ku iibsadaan taasina waxay keentay in qiimihii qaadka loogu dhufto oo loogu badelo hadii kale qaadan maayan cash ka macaamiisha waayo habeenkii ayey ku helayaan waxay yidhaahdanba.

Xukuumadu way ka Meeraysanaysaa halka dhibka keentay waxaanay Amaro Culus dul dhigaysaa Shirkadaha dalka oo hawl wayn umada u fulinaayey.

 

Ilaa Mushkilada Qaadka ee 2sano ee dambe timid wax laga qabto xal la helayaa ma jirtee meel aanu ku jirin yaan laga raadin xalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here