Kulmiye Habeen Madow Burco Jeegan Kaga Dhawaaqay

0
62

sida aan   lawada socono Somaliland wa beelo isu tagay oo  allah garad siiiyey in dowlad dhistaan hadaba intii Somaliland lagu dhawaaqay dalka waxa ka dhacay dagaalo sukeeye kaaas oo at ku naf iyo maal waa yey

dad badan oo ka mida dhamaa umada reer Somaliland hadana waxan isku dhaarsanay magaalada burco oo dhamaan beeluhu ku hesheeeyiiin in dowladdaaa loo si naao oo saami qayb si loo ahaaaho dhinac walalba

kulmiye inta uuu dalka qabsaday waxa uu u dhaqmay siidiiii taliskii  siyaad bare ama ka siiii xun oo uu beelaha qaarna uui naas nuuujiyo qaaarka  circa u diro

taaa waxa ka sii daran  muuse aflaagaada  iyo wanjalka olaliihiiii doorashada oo runtuuuu umada wali dhagahooda ka sii qaylinaya

ayaga oo waxaas oo dhami jiraan ayuuu waa waxa uu ku darsaday in dhamaan   khayraad kiii dalka iyo aayihii umada uu xaraashay oo wali aanu  dalka waxa mashquuura oo cusub oo 10 qof ka shaqeeyaan anuka furin

taa waxa ka siidaran kala saarista beelaha oo aad moooda in kulmie hankiisu ahaa in uu beelah qaaar cadiiis saaro beel cid cadaadis saari karaysaaa majiro

muuse habeen  madow ayuuuu suldaankiiisiiii  arimaha olalah u diray burco oo uu yidhi ogar ooo JEEGAAN  burco kaga soooo dhawaaq

ayada oo at saxabka u tumayeee dad badan oo ulaa 200 oo xataaa markiii u ninkaa suldaanka isku sheegay jeegaan ku soo celcelinay habeenka dhan ee xataaa gaarsiyey ilaa in abtirsiintiiii

Somaliland dhowr jeer ayey  jeegaantu dumishay dagaalkii sukeeeye ee dalka ka dhacay yaa riday ma cid cid aan jeegaan ahayn ayaa riday

walal waxaan nahay dad ehel ah oo wada yaala waxa inoo kale qarsoo ma jiraaan somalilad beelihiii ku midoobay waxay ukala baxeen beeelo jeegaan la baxay iyo beelo aamusan oo amakaabsan iyo kumo hada tooosay

kulmie waa aafo qaran Kuma mashquul sana horumarinta Somaliland

ee waxay ku mashquul san yihiiin kala jabinta beela walalha ah

markaa hadii aad qarankii dhamaa jeegaan ku basheeeen maxaa ina dhex yaal nin wallow ka tasho

kulmiye  habeen madow burco kaga dhwaaaqay jeeegaan markaa adgia mxaa kaa haysta in aad waxaad doonto sheegato meeshaad dan moodo ku biirto

abdifatahessa@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here