Aabbaha Dhalay Naciima Abwaan Qorane Oo Ka Hadlay Xidhigga Gabadhiisa

0
171

Ciidamada sirdoonka Somaliland waxay shalay subax xabsiga u taxaabeen Naciima Abwaan Qorane oo ah gabadh baraha bulshada wax ku qorta. Waxa xadhiga gabadhan u xaqiijiyay wariye Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog waalidkeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here