Deg-Deg: Abwaan Afgudhiye Oo Goor Dhawayd Geeriyooday

0
64

(BRA-Hargeysa)-Ilaahay ha u naxaristee waxaa caawa fiidkii geeriyooday abwaan Axmed Afgudhiye oo ka mid ahaa abwaanada waaweyn ee Somaliland.

Abwaan Afgudhiye ayaa muddooyinkii u dambeeyey xanuun u jiifay, waxaana uu inta badan jiifay cusbitaalka Boorama.

 

Xukuumadda Somaliland ayaa dhawr jer loogu baaqay inay wax ka qabato xaaladda abwaan Afgudhiye haseyeeshee ma jirin wax tallaabo ah oo ay qaaday.

Ilaahay marxuumka naxariistii janno haka waraabiyo ehelkiisa iyo shacbiga reer Somaliland gaar ahaan bahda fankana samir iyo iimaan haka siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here