RASMI: France vs Germany, England vs Spain – Isku Aadka Tartanka UEFA National League Oo La Sameeyay.

0
107

Tartanka cusub ee UEFA National League ayaa isku aadkiisa la sameeyay iyadoo habka tatankaan lagu saleeyay nidaamka darajooyinka ay kala leeyahiin xulalka iyo sida ay ugu jiraan qiimeynta, waxaana loo qeybiyay afar horyaal oo kala duwan kuwaas oo mari doona marxalado kala duwan.

Tartankaan waxaa lagu fakarayo sanadkii 2011, balse xilli ciyaareedkaan 2018/2019 ayaa la filayaa inuu qabsoomo iyadoo la bilaabi doono kadib koobka aduunka.

Waxaa la ciyaaari doonaa bilaha September, October, November & December, sidoo kalana afarta xul ee ugu sareysa group-yada ku jiro horyaalka 1-aad ayaa u gudbi doona wareega afar dhamaadka ama semi finalka kuwaas oo ku tartami doona xulkii noqon lahaa horyaalka UEFA.

League A, Group 1

Netherlands
France
Germany
League A, Group 2

Iceland
Switzerland
Belgium
League A, Group 3

Poland
Italy
Portugal
League A, Group 4

Croatia
England
Spain
League B, Group 1

Czech Republic
Ukraine
Slovakia
League B, Group 2

Turkey
Sweden
Russia
League B, Group 3

Northern Ireland
Bosnia and Herzegovina
Austria
League B, Group 4

Denmark
Republic of Ireland
Wales
League C, Group 1 (three teams only)

Israel
Albania
Scotland
League C, Group 2

Estonia
Finland
Greece
Hungary
League C, Group 3

Cyprus
Bulgaira
Norway
Slovenia
League C, Group 4

Lithuania
Montenegro
Serbia
Romania
Xulalka waxey ciyaari doonaan kulamo minan iyo marti ah, qeyb walba waxey yeelan doonaan xulal hara iyo kuwa gudba, iyadoo ay tahay sida darajooyinka horyaalada heerarkooda kala duwan la isugu gudbo.

Tusaale: League D: Group-yada ku jira wadamada ugu sareeya, waxey u gudbi doonaan League C – halka kuwa ugu hooseeya League C ay soo dhici doonaan waana nidaamka horyaalada.

Kaliya tartankaan waxaa la ciyaari doonaa sanadka uusan jirin World Cup iyo sidoo kale UEFA Euro Champions (Koobka qaramada yurub).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here